Taliska ciidamadda ATMIS ayaa shaaciyay inay ka xun yihiin dil askari ka tirsan ciidankooda uu ka geystay Isgoyska Ceelgaabta ee magaalada Muqdisho. Baaritaano ay sameeyay ATMIS ayaa lagu sheegay in…
Category
WARARKA MAANTA
Maxay ka Wada hadleen Gudoomiyaha Golaha Shacabka & Madaxa Xafiiska Siyaasada ee Qaramada Midoobay?
written by Warsan Radio
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay madaxa Xafiiska Siyaasadda (UNSOM) Mudane Fexton Matupa. Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Madaxa Xafiiska Siyaasadda…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










