Labo Xubnood oo sare sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu kala magacaabo Cabduqaadir Yuusuf Aadan (Sahal) iyo Salaad Maxamed Ganees( Xamza ) ayaa isku soodhiibey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Roma ee dalka Talyaaniga oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka faca-weyn ee dalka Soomaaliya…










