Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxa maalintii 6aad ka socda duqaymo loo Adeegsanayo Hub culus oo ku dhacaya goobaha dadka raiyidka ah. Wararka ayaa sheegaya in dagaal u…
Category
WARARKA MAANTA
Dagaal saaka markale ka billaawday Magaalada Laas-Caanood iyo faah faahin laga helayo
written by Warsan Radio
Dagaalka magaalada Laasacaanood ayaa galay maalintii 8-aad, waxaana tan iyo saaka dhawaqa hubka jugta culus laga maqlayaa duleedka iyo Xaafadaha Magaalada Laas-Caanood. Inkastoo dhinacyada dagaallamaya ay sheegeen in ay diyaar…
Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Dubai ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta kaga qayb-galaya Shirweyne Caalami ah oo looga…










