Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsanoo aqrinayo Wariye Yuusuf Sheikh Aadan (Qalinle)
Category
WARARKA MAANTA
Dalka Turkiga, sagaal qof ayaa Talaadadi shalay nolol loogu tagay oo laga soo badbaadiyay darbiyada burburay hoostooda, hal todobaad kaddib, dhul-gariirki xoogganaa ee garaacay Turkiga iyo Suuriya. Kuwa lasoo badbaadiyay…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa marka hore u tacsiyadeeyay dadkii ku dintay dagaalkii Magaalada Laas-Caanood ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo maleeshiyaadka degaanka. Muuse Biixi wuxuu sheegay in uu aad…










