Wasiir ku-xigeenka wasaarada Warfaafinta Cabdiraxaan Yuusuf Alcadaala ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalo culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanka Inji oo ku dhow degmada Mahadaay ee Gobalka Shabeelada…
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa qaabilay Danjiraha Dowladda Sweden ee Soomaaliya Per Lindgärde. Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Danjire Lindgärde ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal…
Guudlaawe oo kulan la yeeshay Xildhibaanada Soomaalida ee ku jira Barlamaanka Kenya
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa magaalad Nairobi kulan kula qaatay qaar kamid ah Xildhibaanada Soomaaliyeed ee kamid ka ah Baarlamaanka dalka kenya. Madaxweynaha ayaa xusay in si wanaagsan…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Al-Kheyraad Hospital Ee Magaalada Baydhabo ayaa bilaaway Wajigii koowaad ee Indha Fiiqista Sanadkaan 2023.
Xarunta daaweynta indhaha Al-Khayraad ee magaalada Baydhabo ayaa bilaawday wijigii koowaad indha fiiqista sanadkaan 2023, Iyadoona ay ka faa”ideysan doonaan Bulshada ku nool Magaalada Baydhabo iyo gobolada kale ee dalka.…
Sacuudi Carabiya ayaa kusoo biirtay tartanka gadashada kooxda Manchester ee horyaalka Premier League-ga, sida ay tabisay Telegraph, waxaana dalabkan cusub uu noqonayaa kii ugu dambeeyay ee lagu gorgorinayo naadiga United.…
Ra’iisul Wasaaraha Xukumada Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay xaalada iyo colaada ka taagan magaalada laascaanood una dhaxeysa ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka, isagoo sheegay inay soo dhaweynayaan ka…
Saacadihii la soo dhaafay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa daraawiishta Galmudug iyo dadka degaanka ayaa howlgallo ka sameeyay degaano katirsan Gobolka Mudug oo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab. Saraakiisha…










