Maamulka madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa kama dambeys caddeeyey in dalka Ruushku uu galay “dambiyo ka dhan ah bani’aadaminimada” intii lagu jiray duullaanka sanadka socday ee uu Ukraine ku qaaday,…
WARARKA MAANTA
Ciidanka booliska saldhigga degaanka Garasbaaley ee duleedka Magaalada muqdisho ayaa la sheegay inay dileen Nin katirsan Ururka Al-Shabaab, kaas oo doonayay in uu dilo askari katirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya. War…
Odayaasha Dhaqanka Garxajis oo dagaalka Laas-Caanood ku eedeeyay Xukuumadda Muuse Biixi
Odayaasha Dhaqanka iyo Waxgaradka beelaha Garxajis ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay war ku saabsan dagaalka magaalada Laas-Caanood ee Xarunta gobolka Sool, iyaga ku eedeeyay inay mas’uul ka tahay Xukuumadda Somaliland…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Addis-ababa, Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto. Madaxweynaha ayaa la wadaagay dhiggiisa Dalka Kenya dadaallada dowladda Federaalka Soomaaliya…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










