Hoos ka Dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Yuusuf Sheikh Aden.
Category
WARARKA MAANTA
RW Xamse oo Midowga Yuurb kala hadlay adeeg gaarsiinta degaannada lagala wareegay Al-Shabaab
written by Warsan Radio
Ra’iisu Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Ms Tiina Intelmann oo ay ka wada hadleen sidii mashaariicda horumaniyeed ee…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










