Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi xildhibaano ah uu hogaaminayo ayaa goor dhow ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho. Guddoomiye…
Category
WARARKA MAANTA
Guddiga Maamulka Hay’adda Duulista rayidka Soomaaliyeed oo u digay Maareeyaha Hay’adda
written by Warsan Radio
Guddiga Maamulka Hay’adda Duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa faray Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka inuu joojiyo isku dayada lagu burburinayo jiritaanka Hay’adda iyo madax bannaanideeda, isla markaana lagu bedelayo shuruucda iyo qaab…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…









