Tartan aqooneedka Cilmi iyo asluub ee warbaahinta warsan ayaa caawa galaya Habeenkiisii 8aad waxaana caawa waregiii labaad ku tartamaya xaafadaha kala ah Salaameey A Vs Cadaada B. Tartan aqooneedka Cilmi…
Ciidamada Booliska Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) iyo kuwa Booliska Soomaaliyeed ayaa si wada jir ah u kordhiyay howlgallada ay ka sameynayaan magaalada Muqdisho ee…
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal u dhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo kuwa xoogaga la magac baxay SSC, kuwaas…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga ayaa sheegay in 7 xabadood lagu dhuftay gaarigiisa maalintii Khamiista oo ay socdeen mudaaharaadyo looga soo horjeedo dowladda Kenya, wuxuuna sheegay in taasi…
Kadib dagaal xoogan oo duleedka Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo kuwa la magac baxay SSC ayaa waxaa tiro madaafiic ah ay ku dhaceen Xafado…