Hoos Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Idaacada Warsan oo soo jeedinaayo Sadam Hilal Shueb.
Category
WARARKA MAANTA
Maxay ka wada hadleen RW Xame & Ergayga Madaxweynaha u qaabilsan arrimaha Somaliland
written by Warsan Radio
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga cusub ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda u qaabilsan arrimaha Somaliland Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed. Labada mas’uul ayaa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka Amniga oo looga hadlay dar-dargelinta sugida Amniga guud ee dalka, la-dagaalanka Al-Shabaab , shuruucda horutebinta u leh amniga iyo…










