Dawladaha Soomaaliya iyo Cuba ayaa ku hehsiiyey inay sii ambaqaadaan xiriirkooda dblomaaisyadeed, sida ay sheegeen diblomaasiyiinta labada waddan. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac ayaa qaabilay safiirka Cuba…
Category
WARARKA MAANTA
Golaha Wasiirada Somaliland oo Go’aamiyay in dagaal lagu qaado Magaalada Laas-Caanood
written by Warsan Radio
Kulan ay Maanta Magaalada Hargeysa ku yeesheen Golaha Wasiirada Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne Ku-xigeenku Maamulkaas Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa waxaa lagaga…










