Hoos ka Dhageyso Barnaamijka Bandhiga ee Idaacada Wrasan oo idin soo jeedineyso Nuurto Mohamed.
Category
WARARKA MAANTA
Waxaa Maanta Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari lagu qabtay Shirka Amniga gobolka Bari, waxaana ka qayb galay Taliyaha ciidanka Boliiska Puntland, Guddoomiyaha gobolka Bari, Duqa degmada Boosaaso,Taliyaha ciidanka Daraawiishta,Taliyaha…
DFS oo soo bandhigtay shuruudaha laga rabo Shirkadaha ka qeyb qaadanaya daabulida xujeyda Soomaaliyeed
written by Warsan Radio
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa fartay dhammaan Shirkadaha Diyaaradaha ee danaynaya inay ka qaybgalaan tartanka Daabulista Xujeyda Soomaaliyeed ee Sanadkan 1444/2023 inay soo gudbistaan codsiyadooda, soona…










