Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa Bisha soo socota mar kale dib u eegis ku sameyn doona cunaqabateynta Koonfurta Sudan, si la mid ah Soomaaliya. Dalka Koonfurta Suudaan ayaa waxay rajeyneysaa…
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne ugu magacaabay Marwo Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan Arrimaha Carruurta iyo Xuquuqda Soo-Galootiga. Madaxweynaha Dowladda…
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa kala hadlay heshiiska OPEC+ ee lagu xaddidayo soo saarista shidaalka dhaxal-sugaha Sacuudiga, Maxamed bin Salmaan, isagoo taleefoon kula xiriiray Jimcihii, sida uu xaqiijiyay Ruushku. Labada…
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Xuseen Jimcaale Madaale iyo mas’uuliyiin uu Hogaaminayo ayaa xalay fuliyay howlgal lagu begsanayo kooxaha isticmaala waxyaabaha maanka dooriya & goobaha lagu…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…









