Wasiir Ku-xigeenka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose, Mudane Cabdifataax Saciid Axmed Siidii, ayaa deegaanka Jaziira ee Gobolka Shabeellaha Hoose kulan qado iyo dalxiis ah ugu…
Category
WARARKA MAANTA
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay Guddiga Shaqaalaha Rayidka.
written by HAJI
Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Mudane Sharmarke Maxamed Kuulow u magacaabay Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya. Magacaabistan ayaa…





