Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo Warsan oo idin aqrinaayo yusuf Sheikh Aden.
Category
WARARKA MAANTA
Wajiga labaad ee howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab oo ka billaawday gobolka Hiiraan
written by Warsan Radio
Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan oo aay wehliyaan saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida, Taliyaha qeybta 27-aad Gen.Tawane Ahmed Gureey iyo Taliyaha guutada 5-aad Col Bakaay iyo Taliyaha ururka 8-aad comaandooska…










