Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Yuusuf Sheikh Aaden.
Category
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Mudane Ahmed Jumah Alromaith. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka iyo Safiirka…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xil u Magacaabay Madaxweynihii hore ee Hir-Shabeelle
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u magacaabay Maxamed Cabdi Waare Madaxweynihii hore ee Hir-Shabeelle ergayga gaarka ah ee u qaabilsan Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka ee…









