Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsanoo aqrinayo Wariye Yuusuf Sheikh Aadan (Qalinle)
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo kulan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya
written by Warsan Radio
Madaxweyanaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula kulmay Wakiilada Beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya. Shirkaan ayaa looga hadlay howlgallada ka dhanka ah…
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny Kydeyooy , Todobaadkaan Barnaamijka Waxaa looga hadli doonaa “Wax isku darsiga” barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye; Shukri Ismaciil Axmed (…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…









