Ciidamo horleh oo katirsan howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomalaiya, kuwaas oo kamid noqon doona Ciidamada horay u joogay Soomaaliya. Ciidamadaa oo…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad soodhaweyn ah oo heerkeedu sarreeyo loogu sameeyey qasriga Madaxtooyada dalka Talyaaniga ee Quirinale Palace, halkaas oo uu salaan Sharaf ka qaatay…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Jubbaland oo ku dhawaaqday wajiga labaad ee howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab
written by Warsan Radio
Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa uu degaano katirsan gobolka Jubbada Hoose ka bilaabay abaabulka howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab, kaas oo dhawaan laga fulinayo dhammaan degaannada Maamulkaas. Saraakiisha Ciidamada…










