Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa guddoomiyey maanta shirka Golaha Amniga Koonfur Galbeed oo ka qabsoomay magaalada Baydhabo. Shirka ayaa lagu gorfeeyey xaaladda Amni…









