Hoos ka Dhageyso: Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo idin soo jeedinayso Muna Hasan.
WARARKA MAANTA
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah la qaatay Danjiraha Dowladda Maraykanka ee Xilka baneeynaya Larry André oo ay dhammaatay muddo-xileedkiisii diblumaasiyadeed ee uu ku…
Wasiiru Dowllaha Wasaaradda Caafimaadka HE Dr. Maryama Mohamed Hussein, ayaa maanta daah furtay Barnaaamijka Derdergelinta Dadaallada Ciribtirks Cudurka Dabaysha. Inta uu socdo wajiga 1aad ee Ololahaan waxaan talaal lagaarsiin doonaa…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Baraawe ee Ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed. Guddmmiye Aadan madoobe iyo wafdigiisa, ayaa waxaa si weyn…










