Waxaa Maalintii labaad galaya Shirka u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Siyaasiyiinta mucaaradka oo isugu jira Madaxweynayaal hore, Ra’iisul Wasaarayaal hore, kaas oo shalay ka furmay Hotelka Decale…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Xasan oo la kulmay Madaxdii ka qayb gashay Shirkii Wadatashiga ee lagu qabtay Magaalada Muqdisho
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casho sharaf ku maamuusay Madaxda iyo masuuliyiinta hore ee ka qeyb-galay kulankii wadatashiga ahaa ee ku soo gaba-gaboobay Muqdisho.Madaxweynaha ayaa uga…
Ciidamada Dawlada & Kuwa degaanka oo Halwgal ka sameeyay degaanno ka tirsan gobolka Galgaduud
written by Warsan Radio
Wararka ka imaanaya Gobolka Galgadud ayaa sheegaya in Ciidamada Dawlada Federaalka oo kaashanaya kuwa degaanka ay Halwgallo ka dhan ah Alshabaab ka sameyeen degaano ka tirsan Bariga Gobolka Galgaduud.Ciidamada kumaandooska…
RW Ku Xigeenka Xukuumadda Soomaaliya oo Daahfuray Shir looga hadlayo Hormarinta Cadaaladad iyo Garsoor Madax banaan
written by Warsan Radio
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta daah-furay barnaamijka Caddaaladda iyo Asluubta, si loo horumariyo in dadka Soomaaliyeed ay helaan Caddaalad iyo Garsoor Madax-bannaan…










