Ku Simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyey shirka golaha Wasiiradda, kaasi oo laaga hadlay xaaladaha amni ee dalka, iyada…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo abaabulka dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ka wada Sh/Dhexe
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo wada abaabulka dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa maanta booqasho ku tagay deegaanka Guulane ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.Madaxweynaha oo socdaalkaan booqashada ah…
Wararka aan ka heleyno Garoonka diyaaradaha magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in saaka Garoonkaasi ay xirteen rag hubeysan oo maleeshiyaad ah.Ragga hubaysan…
Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Morocco ayaa maanta sabti ah sheegtay inay 296 qof ku geeriyoodeen Dhul-gariir abaarihii 11:12 daqiiqo ee fiidkii xalay ka dhacay Bartamaha dalkaasi.Telefishinka Dowladda Morocco ayaa…










