Sanad walba 10ka bisha oktoober dunida oo dhan waxaa looga dabbaal degaa maalinta caalamiga ah ee xanuunka dhimirka.Hey`adda qaramada midoobey u qaabilsan caafimaadka ee magaceeda loo soo gaabiyo WHO ayaa…
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wasiirka gaashaandhigga dalka Cabduqaadir Maxamed Nuur oo ay wehliyaan wasiir kuxigeenka Warfaafinta Al cadaala iyo masuuliyiin kale ayaa kormeeray rugaha Ciidanka…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 43 ee 11-ka October, 2023, kuna saabsan magacaabid Wasiirka Amniga iyo DDRTA Dowladda PuntlandMadaxweynaha Dowladda PuntlandMarkuu arkay:…
Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo bandhigtay Cabdifataax Nuur Cabdullaahi iyo Xasan Cabdulaahi Maxamed oo sagaalkii bishii koowaad ee sanadkan magaalada Kismaayo kala goostay Gaari…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta guddoomiyey shirka Tubta Hawlgelinta Wadajirka ah ee Soomaaliya iyo Midowga Yurub, taas oo diiradda lagu saarey horumarrada laga…
Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayyid Aadan ayaa maamul cusub u magacaabay Magaalada Garbahaarreey ee Xarunta Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya.Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka ayaa…










