Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo weerarada ka dhanka ah Israa’iil, lana sii daayo dhammaan maxaabiista la qabsaday. Sidoo kale…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo magaalada Roma kulan kula qaatay dhigiisa Talyaaniga
written by Warsan Radio
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada Roma kulan kula qaatay dhigiisa Talyaaniga Mudane Lorenzo Fonta.Kulanka labada Guddoomiye ayaa looga hadlay sidii…










