Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
WARARKA MAANTA
Mucaaradka K/Galbeed oo Maanta kusii jeeda mar kale Dhuusamareeb & Ujeedkooda
Waxa saaka lagu wadaa in magaalada Dhuusamareeb ay u safraan siyaasiyiinta ka soo hor-jeeda maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya, kuwaas oo ay ka mid yihiin Guddoomiyayaashii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya, Madaxweynihii…
Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa Maanta oo jimco ah kusoo wajahan hoggaamiyaha Maamulka SSC-khaatumo Cabdiqaadir Axmed Awcali (Firdhiye) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kasoo ambabixi doona magaalada Laascaanood.Warar…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeerey xarunta Hey’adda Maareynta Musiibooyinka, si uu qiimeeyo heerka diyaar-gorow ee digniinaha la xiriira roobabka iyo fataahadda laga cabsi qabo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha KMG ah ee SSC Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye).Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka dhageystay Hoggaamiye Firdhiye warbixin ku…