Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ee ka howlgala deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa wada abaabul ay Alshabaab kaga difaacayaan jiinka Webiga Shabeelle.Ciidanka ayaa la arkayay saacadihii…
WARARKA MAANTA
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa sheegay in howlgal wadajir ah Al-Shabaab looga saaray kaymaha Cali Fooldheere ee gobolka Shabeellaha Dhexe, islamarkaana khasaarooyin culus lagu gaarsiiyey.War-saxaafadeed kasoo baxay ATMIS…
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim oo booqasho ku jooga magaalada Qaahira ayaa kulan gaar ah la qaatay Mudane Alexio Musindo Agaasimaha…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa meel-mariyey Hindise Sharciyeedka Arrimaha Xajka iyo Xeer-nidaamiyaha Xuquuqda Bukaanka iyo Shaqaalaha Caafimaadka, ka dib kulankoodii toddobaadlaha ahaa oo ay maanta yeesheen.Shuruucdan oo ay…
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo ka qabsoomay magaalada GarooweKulanka ayaa waxaa looga hadlay dhowr…
Madaxweynaha Dawladda Ethiopia, Sahle Work Zewde ayaa si rasmi ah warqadaha aqoonsiga uga guddoontay Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia, Cabdullaahi Maxamed Warfaa.Munaasabad hab-maamuuskeedu sarreeyo oo ka dhacday aqalka…










