Taliyaha Ciidanka dhulka xogga dalka Soomaliyeed G/ sare Dayax cabdi Cabdulle ayaa gaaray degaanka Biyacadde ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo uu ka socdo dardar gelinta howlgallada ka dhanka ah…
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Dowladda Isku-tagga Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya, Axmed Juma Al Rumaithi, iyagoo ka wada hadlay xiriirka…
Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka ayaa gaaray degaanno iyo fariisimo ay Ciidanka Millateriga ku leeyihiin Gobolka Shabbeellaha dhexe ee Maaamulka Hirshabeelle.Masuuliyiinta ayaa gaaray degaanka Biyacadde oo ka tirsan Gobolka…
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta Gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ee Maamulka Koonfur Galbeed.Garoonka diyaradaha Shaati Gaduud Wafdiga…
Allah ha u naxariiste, waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday nabaddoon iyo siyaasi Cali Ugaas Cabdulle, sida ay xaqiijiyeen ehelkiisa iyo mas’uuliyiinta dowladda federaalka.Cali Ugaas Cabdulle ayaa muddoonyinkan ku xanuunsanaa…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…









