Faah faahino ayaa laga helayaa tiro hoobiyeyaal ah oo saaka kusoo dhacay xaafaddo ka tirsan degmada Wadajir ee Gobolkaan Banaadir gaar ahaan xaafadda Tarabuush, sida ay ku warrameen qaar kamid…
WARARKA MAANTA
Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayyid Aadan ayaa xilalkii ka qaaday Guddoomiyihii degmada Luuq ee Gobolka Gedo Cali Kadiye iyo Guddoomiye ku-xigeenkii koowad ee degmadaas Jeelle Xuseen…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee dowlad Goboleedka Galmudug, halkaas oo lagu wado in uu kulamo kula qaato Madaxweynaha…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii ka dhacay magaalada Ankara-Turkiga, kaas oo geystay khasaaro kala duwan, waxaana ay tacsi u diray dadkii ku dhintay weerarkaas iyo qoysaskooda.“Jamhuuriyadda…
Kadib kulan ay ku yeesheen degaanka Wara-dhumale ee Gobolka Galgaduud, Xildhibaano katirsan Golaha Shacabka, Wasiiro katirsan Xukuumadda Soomaaliya ,Siyaasiyiin horay xilal kala duwan uga soo qabtay dowladda Soomaaliya iyo Maamulada…










