Ciidamada Jabhadda Amxaarada ayaa isku gadaamay xerada Ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiyaha ee deegaanka Ensaro Shewa oo qiyaastii 93-KM u jirta magaalada Addis Ababa, ee Caasimadda Itoobiya, sida ay sheegeen xubno…
WARARKA MAANTA
Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta oo Axad ah kulan ay ku yeesheen magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ku ansixiyay Codsi uga yimid Madaxweynaha Maamulkaasi Saciid Cabdullaahi Deni.…
Aqalka Sare oo shaaciyay xilliga la guda galayo dooda afarta cutub ee ugu horreysa ee Dastuurka
Guddoomiye ku xigeenka koowaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad. Kulanka oo uu goobjoog ahaa…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Safiirka dowladda Switzerland u fadhiya Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka dowladda Switzerland u fadhiya Soomaaliya, Valentin Zellweger. Kulanka Madaxweynaha iyo Safiirka ayaa diiradda waxaa lagu saaray…
Jubbaland oo tababar u furtay ciidan cusub oo ka qeyb qaadan doono sugidda amniga degaannada jubbaland
Madaxweyne ku xigeenka kowaad ee Dowlad goboleedka jubbaland ahna ku simaha Madaxwaynaha Maxamuud Sayid Aadan ayaa kormeer ku tagay dugsiga Tababarka Ciidamada daraawiishta Jubbaland ee xerada (Ma dhammaato). Waxaa uu…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










