Burcad hubeysan oo Koonfur Afrikaan ah ayaa xalay gudaha dalkaasi Koonfur afrika ku dishay mid ka mid ah Ganacsatada ku nool dalkaas xili uu ku sugnaa goobtiisa ganacsi. Mid ka…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
DFS oo Shirweyne ka sheegtay khatar ay leedahay xad-gudubka ay sameeysay Itoobiya
Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa Magaalada Riyaad ee Boqortooyada Saudi Carabiya kaga qayb galey Meertada labaad ee Wasiirdda Difaaca Wadamada ku bahoobey Isbaheysiga Militeriga La-dagaalanka waxa loogu yeero Argagaxisada…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shirka todobaadlaha ee Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir. Shirkaan oo ka qabsoomay Xarunta dowladda Hoose ee Xamar…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shacabka iyo dowladda Namibia ee uga tacsiyeeyay geeriyooday H.E. Dr. Hage G. Geingob, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Namibia. “Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa…
DFS oo beenisay inay Hawada ka celisay Diyaarad Caafimaad oo ku socotay Hargeysa
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa ka hadashay Warar lagu faafiyay baraha Bulshada oo lagu sheegayay in dowladda Soomaaliya ay hawada magaalada Hargeysa dib uga celisay diyaarad nooca Gargaarka caafimaadka oo…










