Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa rag hubeysan oo habeenimadii xalay aheyd, magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ka geystay Weerar loo adeegsaday Bambooyin iyo dil qorsheysan oo loo geystay…
WARARKA MAANTA
Wasaaradda Gaashaandhigga Imaaraadka Carabta ayaa shaaca ka qaaday saraakiisha looga dilay Weerarkii xalay Askari kamid ah ciidanka dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa xasilinta caasimadda uu ka fuliyay Xerada Jeneraal Gordan…
MW Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Xildhibaannada haweenka ah ee ka tirsan Baarlamaanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan wadatshi ah kula qaatay Xildhibaannada haweenka ah ee ka tirsan Golaha shacabka iyo Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa…
Axmed Madobe oo Shir Guddoomiyay kulan gaar ah oo ay yeesheen Golaha wasiirada Jubaland
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa shir gudoomiyay kulan gaar ah oo ay yeesheen golaha wasiirada Jubaland. Kulanka ayaa warbixin lagaga dhagaysanayay guddiga Kormeerka Wasaaraddaha Jubaland…
Faah faahino ayaa laga helayaa Weerar loo adeegsaday madaafiic oo habeenimadii xalay aheyd lagu qaaday xartunta Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku taalla magaalada Muqdisho gaar ahaan wadada warshadaha.Madaafiicda…
MW Xasan oo Midowga Afrika kahor sheegay in aan la aqbali karin xadgudubka Itoobiya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Addis Ababa kaga qayb galay furitaanka Shir madaxeedka 37-aad ee Midowga Afrika. Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay kulanka, ayaa…









