Booqasho uu Magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq uu ku tagay madaxa Ciidamada Gaarka ah ee Iran ee Quds, ayaa la sheegay inay hakad gelisay weeraradii ay kooxo ay Iran taageerto…
WARARKA MAANTA
RW Xamse oo bixiyay amar ku aaddan muwaadin ka tirsanaa Hey’adda Duulista oo Muqdisho lagu dilay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka dhageystay warbixinno ku saabsan horumarrada laga gaaray adeegga iyo maamulka Hawada Soomaaliya, Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo…
Maxkamadda G/Banaadir ayaa mudeysay dhageysiga Dacwadda ka dhanka ah eedeysane Sayid-cali Macalin Daa’uud oo loo haysto inuu xaaskiisa ku gubay magaalada Muqdisho. Maxkamadda Gobolka ayaa sheegtay in maalinta Arbacada ee…
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo billawday Dhageysiga Dacwadda Eedaysane Sayid Cali.
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa bilowday dhageysiga dacwada Sayid Cali Macalin Daauud oo dhawaan Xaaskiisa ku gubay Magaalada Muqdisho, waxaana hadda socda dhageysiga dacwadda. Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah…
Xildhibaannada Labada Aqal oo Cod aqlabiyad ah ku ansixiyey heshiiska Turkiga iyo Somalia
Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor-dhow cod aqlabiyad ah ku ansixiyey heshiis-kii taariikhiga ahaa oo ay dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda Turkiga, kaas oo ku saabsan iskaashiga…
Golaha wasiirrada oo ansixiyey Heshiis ay wada galeen Turkiga iyo Soomaaliya
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay heshiis taariikhi ah oo ay dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda Turkiga, kaas oo ku saabsan iskaashiga dhinaca difaaca iyo dhaqaalaha. Ra’iisul…










