Labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in ay yeeshaan kulan aan caadi aheyn oo codsigiisu ka yimid madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Kulanka oo ah…
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS Baashe Yuusuf Axmed iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta safar shaqo ugu baxay magaalada Kismaayo ee Caasimadda Ku-meel-gaarka ah ee Dawlad-Gobaleedka Jubbaland. Guddoomiyaha ayaa magaalada Kismaayo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Somaliland oo ka hadashay Baaritaan ay ku samaysay Meydka Cabdinaasir Dahable
Maamulka Somaliland ayaa shaaciyay Natiijada baaristaan ay ku sameeyeen Meydka Marxuum Cabdinasir Muuse Dahable, oo dhawaan lagu dilay magaalada Muqdisho, kaasi oo Meydkiisa shalay laga dejiyay magaalada Hargeysa. Agaasimaha Guud…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga illaalinta iyo maareynta deegaanka oo ay horray u ansixiyeen labada aqalka ee Baarlamaanka JFS. Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo Isbeddelka cimilada…









