Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, oo booqday Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka JFS, ayaa kulamo uu la qaatay waxa uu la wadaagay warbixinno kala duwan oo…
Category
WARARKA MAANTA
RW ku-xigeenka Dalk oo kala hadlay QM muhiimada nabadda & xasilloonida Somalia
written by Warsan Radio
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Salah Jama ayaa la kulmay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Nabadda ee Qaramada Midoobay Jean-Pierre Lacroix, iyagoo kawada hadlay muhiimadda ay leedahay nabadda Iyo xasilloonida Soomaaliya Iyo…










