Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Diblumaasiyadda Antalya ee dalka Turkiga ayaa ka hadlay mustaqbalka wanaagsan ee Soomaaliya iyo muhiimadda ay leedahay xasilloonida marinnada muhiimka…
Category
WARARKA MAANTA
Guudlaawe “Waxaa naga go’an in Hirshabeelle oo dhan inay ka dhacdo Doorasho Gole deegaan”
written by Warsan Radio
Munaasabada caleema-saarka Xildhibaanada cusub ee Golaha deegaanka degmada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa xalay ka dhacday magaaladaasi, kuwaasi oo bilo kahor doorashadooda ka dhacday Jowhar. Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi…
Guudlaawe oo dhagax dhigay Jidka isku xira Garoonka Maxamed Dheere iyo M/Jowhar
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo maanta dhagax-dhiggay wadada isku-xirto Garoonka diyaaraddaha Maxamed Dheere iyo magaalada Jowhar. Masuuliyiinta shirkadda Adeegsan oo u xil-saaran dhismaha waddada ayaa madaxweynaha u…
Wasiir ku xigenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa magaalada Doxa ee Caasimadda dalka Qadar kula kulmay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashaandhigga ee…










