Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka jawaabaaya cabashooyinka shacabka Soomaaliyeed ee ku aaddanaa garoonka dayaaradaha Aden Cadde ayaa booqasho deg deg ah ku tagay…
Category
WARARKA MAANTA
Waxaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ku soo gebogaboobay shirka horumarinta Maaliyadda ee IMF iyo hay’adaha Dowladda, kaasoo muddo toddobaad ah ka socday magaaladaas. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya…
Baarlamaanka oo u yeeray Wasiir Fardowsa, kadib dhacdadii Garoonka Aadan Cadde
written by Warsan Radio
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u yeeray Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Fardowsa Maxamed Cigaal, taasi oo hortageysa Baarlamaanka kulanka maalinta berri yeelanayaan Golaha Xildhibaanada ayaa Wasiirad…










