Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa isagoo ka duulaya barnaamijka wax-qabadka xukuumadda ee Hormarinta Wax-soo-saarka iyo kobcinta Dhaqaalaha, wuxuu xubnaha magacyadoodu hoos ku xusan yihiin u magacaabay Guddiga…
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan gaar ah la yeeshay dhigiisa Eriteriya Asaias Afewerki
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay Aqalka Madaxtooyada magaalada Asmara kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Eriteriya Isaias Afwerki. Labada Madaxweyne ayaa kulanka ay yeesheen uga hadlay…
Wafdi ka socda dowlada Federaalka Soomaaliya dalka Sacuudiga kaga qayb galaya shirka Isbaheysiga Ciidanka Wadamada Islaamka ee la dagaalanka waxa loogu yeero argagaxisadda. Wafdigaa matalaya dowladda feraalka Soomaaliya, waxaa hoggaaminaya…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Wasiirka Wasaaradda Cadaalada & Dastuurka XFS, Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS, Guddoomiye Kuxigeenka Amniga & Siyaasadda…
Ku-simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa maanta xilalka u kala wareejiyay Wasiirka Shaqadda iyo Arrimaha Bulshada Cabdifataax Xasan Faarax iyo Wasiirka Boostada iyo…










