La taliyaha amniga qaranka Mareykanka Jake Sullivan ayaa hadal kooban oo uu soo saaray ku xaqiijiyay in ku xigeenkii taliyaha guud ee guutada Al-Qassam – garabka militariga ee Xamaas, Marwan…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiir Ku-xigeennada Wasaaradaha Waxbarashada, Qorsheynta iyo Dhallinyarada iyo Ciyaaraha oo saaka ka qabsoomtay Qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland,…
Ciidanka degaanka Xamar oo soo saaray go’aamo ku aaddan la dagaallanka maandooriyaha
written by Warsan Radio
Taliyaha howlgelinta Ciidanka ilaalinta deegaanka Xamar Sharma’arke Caddow Tuur-Yare ayaa sheegay in dowladda hoose ay ka go’an tahay la dagaallanka maandooriyaha. Taliyaha oo saxaafadda kula hadlayay xafiiskiisa ayaa sheegay in…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa goor dhow gaaray magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal, halkaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyay. Garoonka diyaaradaha Jeneraal…









