Ciidamo ka tirsan kuwa Nabadsugida dowladda Federaalka ayaa habeenimadii xalay aheyd gudaha degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir fal isugu jiray dil iyo dhaawac ah ugu geystay rag dhac u geysanayay…
Category
WARARKA MAANTA
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay amniga dalka iyo howlgallada lagula dagaalamayo Al-Shabaab ee ka soconaya qaar kamid ah gobollada dalka.…
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa wiilkiisa General Muhozi Kainrugaba u magacaabay taliyaha ciidamada difaaca dalkaas, sida ay sheegtay dowladda Uganda. Ku dhawaaqista wasaaradda gaashaandhigga ayaa daba socotay hadal heyn sanado…










