Shirka u dhexeeya Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa goor dhow ka furmay magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal.…
WARARKA MAANTA
hoos ka dhagayso barnaamijka tartan aqooneedka warbaahinta warsan oo uu noo soo jeedinaayo wariyaheena abdullahi nuur aadan (jecelow) Dhagayso:- barnaamijka tartan aqooneedka warbaahinta warsan was last modified: March 23rd, 2024…
Ra’iisul Wasaare hamze oo guddoomiyey kulan looga hadlay sare u qaadista wax-soo-saarka iyo kaabayaasha dhaqaalaha dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey sidii kor loogu qaadi lahaa wax-soo-saarka iyo kaabayaasha dhaqaalaha dalka, taas oo ku saleysan qorshaha Xukuumadda…
Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo maanta shir-guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada ee Hirshabeelle
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada ee Hirshabeelle oo ka qabsoomay magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe. Ugu horreyn waxaa xilalka loo…
Bannaanbax ballaaran ayaa maanta ka dhacaya Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, iyadoo haatan uu socda qaban-qaabadii ugu dambeysay ee bannaanbaxaasi. Bannaanxa oo uu soo qaban-qaabiyay Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa ah…










