Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa gacanta ku dhigtay Guddoomiyihii hore ee degmada Dharkenlay Abuukar Axmed Caddow Tifoow oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kaasi oo la sheegay inuu muddo ku…
Category
WARARKA MAANTA
SoDMA iyo Safaaradda Shiinaha oo gaaray heshiis wada-shaqeyn oo waji cusub furaya
written by Warsan Radio
Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed, Md. Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa kulan mira-dhal ah la qaatay Safiirka Dowladda Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya H.E Fei Shengchao. Kulanka ayaa diiradda…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa duhurnimadii Maanta ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa u ambabaxay dalka…










