Ruushka ayaa gebi ahaan ba joojiyey qorshaha guddidii khubarada ahayd ee ka socday Qaramada Midoobay, kuwaas oo muddo sannado ah kormeerayay cunaqabataynta ka dhanka ah Kuuriyada Waqooyi. Guddidan ayaa todobaadkii…
WARARKA MAANTA
Maamulka Puntland oo ku dhawaaqay inuu kalsoonidii kala noqday Dowladda Somalia
Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay inay aqoonsigii iyo kalsoonidii kala noqdeen Hey’addaha dowladda Federaalka inta laga helayo Hannaan Federaal oo dhameystiran oo Soomaali heshiis ku tahay. War-saxaafadeed kasoo baxay Puntland…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah la qaatay Danjiraha muddo xileedkiisa diblumaasiyaseed uu dhammaaday ee Jamhuuriyadda Shacbiga ah ee Shiinaha u fadhiyey dalkeenna, Safiir…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Magacaabay Ergeyga Gaar ah ee Arrimaha Caafimaadka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Ergeyga Gaar ah ee Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada Mudane Xildhibaan Dr. Cabdirashiid Maxamed Nuur jilley. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa …
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad loogu mahadcelinayey Guddoonka, Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo labada guddi ee dastuurka oo ku guuleystay ansixinta…










