Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay waxay ugu yeertay ‘is-bedellada cusub ee ka dhacay Bariga Dhexe, iyada oo ugu baaqday ‘dhammaan dhinacyada ay khuseyso in ay si…
Category
WARARKA MAANTA
Guddoomiye Aadan Madoobe oo kulan layeeshay Ergeyga gaarka ah ee MW Seerbiya?
written by Warsan Radio
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa Villa Hargeysa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Seerbiya u qaabilsan Arrimaha Geeska Afrika…










