Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa Dalka Dibaddiisa iyo Magaalada Muqdisho ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo…
Category
WARARKA MAANTA
Warmurtiyeed ka soobaxay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u qornaa sidan:- Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ee aan hoggaamiyo waxay ugu horreyntiiba mudnaan gaar ah siisay xiriirka wada-shaqeyn ee…










