Taliyaha ciidanka Boliiska S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay saraakiil sa socday Dalka Masar, kuwaasi oo shalay soo gaaray Magalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Ujeedka socdaalka wafdigaan…
Category
WARARKA MAANTA
Xubno ka tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo shir uga qayb galaya dalka Uganda
written by Warsan Radio
Guddoomiye Ku-Xigeenka Kowaad Ee Golaha Shacabka Baarlamaaka Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo wafdi ay hogaaminaysay ayaa Magalada Kampala ee dalka Uganda, kaga qaybgashay Shirweynihii 2aad ee Baarlamaannada…










