Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan saagootin ah kula qaatay xafiiskiisa Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsanayd Soomaaliya Catriona Laing oo soo gaba-gabeysey…
Category
WARARKA MAANTA
Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa Maanta oo sabti ah gaaray safiirka Dowladda Ingiriiska u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Danjire, Michael Nithavrianakis iyo Wafdi uu hoggaaminayo. Madaxweynaha dowlad Goboleedka…
Maxaa ka soo baxay shirka Wasiirka Maaliyada XFS iyo mas’uuliyiinta Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed?
written by Warsan Radio
Wasiirka MaaliyaddaXukumadda Federal ka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa Xarunta Wasaaradda Maaliyadda shir muhiim ah kula yeeshay masuuliyiinta iyo maamulka Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed. Shirka ayaa diiradda lagu saaray sare u…










