Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kaga mahad celiyay taageeradooda joogtada ah ee dhinacyada amniga, dhaqaalaha, horumarinta iyo mowqifka cad ee ay ka qaateen ilaalinta midnimada dhuleed…
Category
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ku nool dalka Kenya, isaga oo uga warbixiyey xaaladda Soomaaliya iyo qorsheyaasha horumarineed…
Maxa looga hadlay kulan ay Muqdisho ku yeesheen Beelaha dega degaannada Hirshabeelle ?
written by Warsan Radio
Kulan ay xalay isugu yimaadeen waxgarad, siyaasiyiinta iyo aqoonyahannada beelaha dega Hirshabelle ayaa looga hadlay aaya ka tashiga degaannada Hirshabelle iyo u diyaar garowga doorashada Hirshabeelle oo bilo ka dhimanyihiin.…
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Sulub Axmed Firin, Ayaa Shir Gudoomiyay Shirka Amniga Caasimada, Kaas oo Lagu Qabtay Xarunta Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed. Inta shirka uu Socday waxaa looga hadlay …










