Howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya dadka deegaanka iyo saaxiibada Caalamiga ah ayaa ka kala dhacay goballada Galgaduud iyo Sh/dhaxe. Howlgalka 1aad ayaa…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xuska maalinta Dhalinyaradda Soomaaliyeed ee 15-ka May Awgeed waxa uu Ubax dhigay Taalada SYL oo lagu xasuusto dhalinyaradii gobonimo u dirirka ahaa…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey, hindise sharciyeed, siyaasad, xeer iyo heshiisyo iskaashi oo kala ah; 1- Hindise Sharciyeedka Tacliinta Sare ee Qaranka, 2-…









