Ciidanka Amniga Dowlad Goboleedka Puntland ee PSF ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo qorsheysan oo ammaanka lagu xaqiijinayay waxaa ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland. Ciidamada oo howgalo…
Category
WARARKA MAANTA
Wasiirka Degaanka KG oo kulan la qaatay Saraakiil ka socday Hay’adda Qaramada Midooday UNDP Somalia.
written by Warsan Radio
Baydhabo(WMN)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada KGS Diini Abdinur Mohamed oo ay weheliyeen Wasiirku xigeenka wasaaradda, Agaasimaha Guud iyo La taliyaal ka socday qeybta Deegaanka iyo Isbedelka Cimailada ee Wasaaradda…
Xukuumadii Masar oo Is-casishay, xilli Ra’iisal Wasaare Mustafa Al-Madbouly loo idmaday dhismaha Xukuumad Cusub
written by Warsan Radio
Madaxweyne C/Fataax Elsisi waxa uu Aqbalay Codsi uu Ra’isul-wasaare Mustafa Al-Madbuuli ku shaaciyey Is-casilaada Xukuumadiisa. Madaxweyne Elsisi waxa uu ka codsaday Ra’iisal Wasaare Mustafa Al-Madbuuli inuu soo yegleelo Xukuumad Cusub…










