Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u ambabaxay dalka Norway, halkaas oo uu ku tagi doono booqasho shaqo oo muddo saddex maalmood ah. Madaxweynaha ayaa inta…
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha maamulka Soomaaliland oo sheegey in dhawaan Itoobiya aqoonsaneyso.
Madaxweynaha maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta hortagey baarlamaanka maamulkaas,halkaas oo uu ka jeediyey khudbad dhinacyo badan taabanayesa. Madaxweyne biixi ayaa soo hadal qaadey heshiiskii xaaraanta ahaa ee sanadkan…
Guddoomiyaha SoDMA oo Guddoomiyay Shirka qiimaynta khasaarahii ka dhashay El-Niño
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa guddoomiyey shir gaar ah oo ay yesheen qabanqaabiyeyaasha shirka lagu soo bandhigayo Warbixin dhammaystiran oo ku saabsan qiimaynta khasaarahii ka dhashay…
Ra’iisal Wasaare Xamse & sheekh Aadan Madoobe oo salaadda ciida ku tukaday Masjidka Isbahaysiga
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya udane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta salaadda Ciidda Carrafo boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Masjidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo salaadda Ciidda Carafo kula tukaday Masjid ku yaala dalka Turkiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiga ayaa salaadda Ciidda Carafo kula tukaday Masjid ku yaala magaalada Ankara Madaxweyne ku xigeenka dalkaasi…










